November, 03-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Taliyaha Hay,adda Nabad Sugida Qaranka ayaa Amar Culus dul dhigay dadka shacabka ah islamarkaana sheegay in wadooyinka soo gala Magaalada Xamar Ciidamo la dhigaayo si ay u baaraan dadka iyo Gaadiidka.Taliyaha ayaa intaasi ku daray in si gaar ah loo baarayo dadka ka yar Afartan sano gaar ahaan dadka dhalin yarada ah lana weydiin doono damiin sidaas ayay Magaalada ku soo gali karaan ama ku joogi karaan
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5989
LATEST NEWS