November, 03-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Xildhibaan Cabdi Bare Yuusuf oo ka Tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka oo Waraysi siiyay idaacadda Radio Xamar VOD ayaa Eedeeyay laamaha Amaanka Tilmaamayna in aysan Amniga waxba ka qaban

Xildhibaanka ayaa si gaar ah Ugu Eedeeyay wasiirka Amniga oo sheegay in ay Ogaayeen in Qarax uu dhacayo balse aysan Ogeyn Halka la damacsanaa in qaraxaasi lagu weerarayo

Xildhibaan Cabdi Bare ayaa sheegay in Madaxweynaha iyo Raisal wasaaraha looga baahan yahay in yay laxisaab taamaan Hay,adaha Amniga.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5873
LATEST NEWS