November, 02-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
sheekh Nuur Baaruud oo ka Tirsan Hay,adda Culimada Soomaaliyeed ayaa aka hadlay weerarkii Hotel saxafiWaxaana uu ka mid ahaa dadkii ku go,doomay Hoteelka xiligii uu weerarka dhacayay
sheekh Nuur Baaruud ayaa sheegay in markii hoteelka la soo weerarayay uu ku jiray hotelka isalamarkaana uumaqaalayay qaraxyo , xabado iyo dad qaylinayay iyo Asha haadanayay kuwaas oouu sjeegay in xiligaas la tooganayay waxana uu intaas uu ku daray in uu maqlayay codadka Raggii weerarka geysanayay ee xarakada Alshabaab ka tirsan isagoo tilmaamay in Alle uu ka bad baadiyay weerarkaasi
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6243
LATEST NEWS