November, 02-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
sheekh Bashiir Axmed Salaad Gudoomiyaha Hay'adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay weerarkii Hotel saxafi Sheekh Bashiir Axmed Salaad Gudoomiyaha Hay,adda Culimada Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka hadlay war saxaafadeed Hay,adda Culimada Soomaaliyeed ay ka soo saartay weerarkaasi waxaana weerarka Hotel saxafi uu ku Tilmaamay mid aan Raad ku lahayn shareecada Islaamka

Waa ficil bahalnimo ah oo aan diinta Islaamka waafaqsaneyn, oo ah mid diinta qilaafsan, dadka Muslimiinta oo tukunada Alle hortiisa ayuu taaganyahay, in qof Alle hortiis taagan oo la dilo waxa ay tahay mid lagu xadgudbayo diinta Islaamka, marka nimankaasi, waxa ay sameynayaan waa mid ka baxsan shareecada Islaamka.

Warkaan ka soo baxay Hay,adda Culimada Soomaaliyeed ayaa imaanaya ka dib markii ciidamo ka Tirsan Xarakada Alshabaab weerar ay ku qaadeen Hotel saxafi halkaas oo ay ku geeriyoodeen mas,uuliyiin ka Tirsan dawlada federaalka iyo dad kale oo hotelka ku sugnaa xiliga uu weerarka dhacayay

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5872
LATEST NEWS