November, 01-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Wararka ka imaanaya Hotel saxafi ee Magaalada Xamar ayaa sheegaya in weerarkii hotelka lagu qaaday ay ku geeriyoodeen saraakiil ka Tirsan dawladaa Federaalka Dadka ku geeriyooday weerarka lagu qaaday Hotel saxafi ayaa waxa ka mid ah milkiilihii hotelka Ganacsade Crashiid ilqayte iyo saraakiil uu ka mid yaahay C/kariin dhego badan oo ahaa Abaan duulihii hore Ciidamadaa xoogga Dalka Soomaaliya
sidoo kale waxa hotelka ku geeriyooday Xildhibaan ka Tirsanaa baarlamaanka Federaalka oo Maagaciisa lagu soo koobay Abti doon iyadoona dhaawacyo ay jiraan oo soo gaaray saraakiil ka Tirsan ciidankaa dawlada waxana ku jira dadka dhaawaca uu soo gaaray Taliyaha ciidamada lugta ee dawlada jeneraal Gacmo Dule waxanaa weerarkaasi lagu qaaday hotel saxafi ku dhaawacmay Xasan Abshir oo ka mid ah siyaasiyiinta
mas,uuliyada weerarkaas waxa sheegtay xarakadaa Alshabaab
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5872
LATEST NEWS