November, 01-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Saraakiisha Ciidamada dawlada Federaalka eegobolka Hiiraan ayaa ka war bixiyay Hawgalo ka socda gobolkaasiGaashaanle sare Caadil kulane Cumar oo ka mid ah saraakiisha Ciidamada dawlada ee ku sugan gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay Hawgalo ay qorsheyanayaan in ay ka fuliyaan degaano hoostaga degmada buulo barde ee gobolka hiiraan

Sarkaal kaas ayaa intaasi raaciyay degaanada Hawlgalada ay ka fulindoonaan kaliya in aysan ahayn degmada Buulo barde balse ay qorshaha ugu jirto in ay gaaraan degaanada kale ee gobolkaasi iyo gobolka shabeelaha dhexe degaano ka Tirsan

waxaana uu sheegay in ay diyaariyeen Ciidamadii ka qayb gali lahaa hawgalkaasi
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6200
LATEST NEWS