November, 01-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
sheekh Xuseen Cusmaan Cali Madaxa Arimaha Bulshada ee gobolka Hiiraan ayaa soo dhaweeyay soo Magacaabita Gudiga farsamo Maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo shabeelaha dhexe isagoo intaasi ku daray in looga fadhiyo wasaarada Arimaha gudaha in ay dib u saxdo Qaladaadka ay Tirsanayaan Beelaha dega goboladaasi

Ugu dambeyntii waxa uu sheegay Madaxa Arimaha Bulshada Gobolka Hiiraan in loo baahan yahay in hore loo socdo waxyaabaha dadka ay tabanaayaana la saxo
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5812
LATEST NEWS