November, 01-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Craxmaan Odi waa Wasiirka Arimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka oo ka hadlayay cabashadaka soo yeeraysa beelaha dega gobolada Hiiraan iyo shabeelaha dhexe ayaa ka hadlay sababta loo soo magacaabay gudiga farsamo ee maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo shabeelaha dhexeWasiir Odiwaa ayaa sheegay in marka hore laga dhigay 31 xubnood oo la diiday markalana laga dhiagay Afartan xubnood
ka dib wadatshi uu la sameeyay saxiixayaasha iyo madaxda dawlada laga dhigay gudiga 14 xubnood oo beelaha dega Hiiraan iyo shabeelaha dhexe loo kala qaybiyay
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5873
LATEST NEWS