October, 31-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Shirkaan ayaa looga hadlayaa Dhaqaalaha Soomaaliya waxana shirakaan daahfuraya wasiirka Maaliyada ee Xukuumadda Federaalka Maxamed Aadan Ibraahim farkeeto iyadoo xubno ka socda beesha caalamkana ay ka qayb galayaan shirkaasi

Mas,uuliyiinta dhinaca Maaliyada Ugu qaabilsan maamul Goboleedyada ka jira gobolada Dalka ayaa iyana ka qayb galaya shirka
hase ahaatee waxa laga war dhowrayaa shirka iyo waxyaabaha ka soo bixi kara.
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5818
LATEST NEWS