October, 16-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Saraakiil ka Tirsan Ciidamada Maamulka Ahlusunna ee gobolada dhexe ayaa ku Eedeeyay dawlada Federaalka in ay hubeynayso Ciidamada Galmudug si ay ula dagaalamaan Ciidamada Ahlusunna

Mas’uuliyiinta Ahlusuna gobolada dhexe ayaa Tilmaamay in Talaabada dawlada ay qaadayso ee ah hubka ay siinayso Galmudug cawaaqib xumo ka dhalan karto

Waxa ugu dambeyntii saraakisha ay ku han jabeen cidkasta oo ku soo xadgudubta degaanada ay ka Taliyaan ay iska difaaci doonaan

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6279
LATEST NEWS