October, 11-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Warar ka imaanaya dalka Yeman ayaa sheegaya in duqayn ka dhacday dalkaas ay ku geeriyoodeen dad badan oo Soomaali ah.

Sida laga soo xigtay wakaalada Wararka ee dalka yeman ee SABA dadka geeriyooday ayaa Irada dooda lagu sheegay 12 ruux oo Soomaali ah kuwaas oo u geriyooday duqayn xooggan oo ay geysteen diyaaradaha dagaalka ee isbahaysiga Sacuudiga uu Hogaaminaayo.

Duqayntaas dhinaca circa ah ee lagu dilay dadkaasi Soomaalida ah ayaa waxa ay ka dhacday gobolka Sacda ee dalka yeman

Tan iyo markii dagaalada ay ka bilowdeen dalka Yeman ayaa waxa isaga soo cararay dalkaasi dad aad u Tiro badan oo isugu jira Soomaali iyo yeman kuwaas oo soo gaaray Magaalada Xamar iyo gobolada dalka halka qaarkood kalana ay ku sugan yihiin dalka Jabuuti.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5888
LATEST NEWS