October, 10-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xaruunta gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in dad badan oo uu soo ritay Cudurka shubanka in la geeyay Isbitaal ku yaala Magaalada Jowhar oo lagu daaweeynaayo

Dadka la geeyay isbitaalka Inter so see Magaalada Jowhar ayaa laga keenay Tuulooyin ka Tirsan gobolka shabeelaha dhexe.

Xilliga kuleylaha ayaa degaano ka Tirsan koofurta iyo bartamha Soomaaliya wax aka bilawda cudurka shubanka.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6075
LATEST NEWS