October, 09-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
War ka soo baxay waaxda difaaca maraykanka ee The Pentagon, ayaa lagu sheegay in ciidamada AMISOM Maraykanka uu siinaayo hub ay kula dagaalamaan Xarakada Alshabaab

Afhayeen u hadlay dawlada Maraykanka ayaa sheegay in qorshahaan uu yahay dadaal Maraykanku ku taagerayo Xasiloonida Soomaaliya waxana uu Afhayeenka intaas uu ku daray in AMISOM ay heli doonaan hub ay ku xoojiyaan dagaalka ay kala soo horjeedaan Al-Shabaab uga saaraan dhulka ay hadda Soomaaliya uga suganmas’uulkaanwaxaa uu sheegay inay sidoo kale hub ka iibinayaan dawladaha Afrika ee ciidamadu Soomaaliya ka joogaan si ay iska difaacaan Al-Shabaab

ilaa hadda ma cada Taageerada Maraykanka uu siinaayo Ciidamada Amisom ee qaybta ka ah Hawgalka ka socda Soomaaliya oo aan ka ahayn in Maraykanka Ciidamadas uu hubeeynaayo

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6075
LATEST NEWS