October, 04-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf iyo xildhibaan Maxamed Cabdi Xaashi oo ka qayb galay Barnaamijka Dood wadaaga ee khamiistii la soo dhaafay ka baxay Universal Tv ayaa Cambaareeyay Xariga Agaasimaha bariga Afrika ee Telefishinka Universal Claahi Xersi Kulmiye iyo cawil Daahir salad iyaga oo ku baaqay in si deg deg ah lagu siidaayo Mas’uuliyiintaas islamarkaana la furo Xaruunta TVga ee Magaalada Xamar iyaga oo ku Tilmaamay xariga loo geystay Mas’uuliyiintaasi mid sharci daro waxana ay ugu baaqeen Gudiga Xuquuqul Insaanka ee Baarlamaanka iyo Gudiga warfaafinta in ay baaraan sababta loo xiray xafiiska Universal baarlamaankana ay horkeenaan si looga Dodo.
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6164
LATEST NEWS