October, 03-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Ciidamada dawlada Federaalka ayaa xeray xaruunta Universal Tv ee Magaalada xamar iyaga oo Xabsigana dhigay Claahi Xersi oo ah Agaasimaha bariga Afrika ee Universal TV waxana sidoo kale Ciidamada Dawlada isna ay xireen Cawil Daahir Salaad `oo ah barnaamij soo saare islamarkaana qaabilsan Barnaamijka Dood wadaag ee ka baxa Universal TV .

Sababta loo xiray xaruunta Universal ee Magaalada xamar islamarkaana Xabsiga loo dhigay Agaasimaha bariga Afrika Tvga Univeral Claahi Xersi iyo soo saaraha Barnaamijka Dood wadaag ee Tvga Cawil Daahir Salaad ayaa lagu sheegay in ay la xiriirta Barnaamijka Dood Wadaaga oo Maalintii khamiista ka baxay Tvga kaas oo ay ka qayb galeen Xildhibaano iyo siyaasiyiin islamarkaana lagu dhaliilay dawlada federaalka iyo wax qabadkeeda hase ahaatee Mas,uuliyiinta dawlada ayaan ilaa hadda ka hadlin sababta loo xiray Xaruunta TVga Islamarkaana xabsiga loo dhigay Cawil Daahir Salaad oo ah soo saaraha Barnaamijka Dood Wadaag iyo weliba Agaasimaha Bariga Afrika ee Universal Tv Claahi Xersi.

COMMENTS (1)
Storm says: Friday, August 12, 2016 at 16:14:49
Learning a ton from these neat arsielct.
Page
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6164
LATEST NEWS