September, 29-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Wararka ka imaanaya dalka Zimbwabi ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Dalkaas ay soo qabteen Dad badan Soomaali ah .

Dadka ayaa laga soo qabtay xaafado ku yaala Magaalooyinka dalkaasi , waxana lagu Eedeeyay Dadkaas Soomaalida ah in sharci daro ay ku soo galeen dalkaasi.

Dadka la soo qabtay ayaa tiradooda waxa lagu sheegay 23 ruux kuwaas oo saraakiisha wadanka Zimbawi ay sheegeen in la maxkamadeynaayo.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5989
LATEST NEWS