September, 28-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheikh iyo xoghayaha Guud Qaramada Midoobay Ban- Kimoon ayaa shir gudoominaya shir looga hadlayo Xaalada Soomaaliya

Afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya Daa’uud Aweys oo ka hadlayay shirka ayaa waxa uu sheegay in waxyaabaha looga hadalayo ay ka mid tahay xilliga kala Guurka ee dalka gaar haan dawlada federaalka oo waqti yar u haray iyo dhameystirka waxyaabaha u dhiman dawlada , Afhayeenka Madaxweynaha ayaa intaas ku daray in madax kale eek a socota Beesha caalamka ay ka qayb gelidoonaan shirkaas ay ka mid yihiin , Midowga Afrika , Jaamacada Carabta , Midowga Yurub iyo Ururka Iskaashiga Islaamka.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu Hogaaminaayo ayaa shalay Gaaray Magaalada New york iyga oo halkaas kaga qayb galaya shir 70aad ee Qaramada Midoobay

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5812
LATEST NEWS