September, 28-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
C/krariin xuseen Guuleed Mas,uulka Ugu sareeya Maamulka Galmudug ayaa baaq u diray Xoogagga Ahlusuna ee isaga ka soo horjeeda

Mas’uulka Ugu sareeyaMaamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo dib ugu laabtay Magaalada Cadaado waxa uu ka war bixiyay kulamo uu Magaalada Xamar xamar kula qaatay xubno ka Tirsan Beesha Caalamka iyo mas’uuliyiin ka tirsan dawlada federaalka , waxa uu sheegay in Beesha Caalamka xubnihii ka socday ee uu kula kulmay Magaalada Xamar ay isla garteen in la xaliyo xiisadaha u dhexeya maamulkiisa iyo ahlusunna dawladana ay gacan ka geysato daminta Colaadaasi , Guuleed ayaa sheegay in baaq uu u diray Ahlusunna kaas oo ah in dagaalka ay joojiyaan wadahadlna arinta lagu dhameeyo.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6279
LATEST NEWS