September, 18-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Madaxweynaha dalka Maraykanka Brack Obama ayaa warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay safiirka Cusub ee Soomaaliya dalka Maraykanka Axmed Ciise Cawad kaas oo badalaya Cumar C/rashiid oo ah Raisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka horena safiir uga soo noqday dalka Maraykanka.

Safiirka Cusub Soomaaliya ee dalka Maraykanka ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweynaha Maraykanka ay ka wada hadleen Arimaha Soomaaliya iyo xiriirka labada dal

Axmed Ciise Cawad Safiirka Cusub Soomaaliya ee dalka Maraykanka ayaa shaaca ka qaaaday in dhawaan Albaabada loo furi doono Saafarada Soomaaliya eek u Taala Magaalada Washington ee dalka Maraykanka.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6279
LATEST NEWS