September, 14-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhaba ee xaruunta gobolka Baay ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya muddo saacado ah hawada ay ka saareen Isgaarsiinta Magaalada Baydhaba

Ciidamada itoobiya ayaa sababta Hawada ay kaga saareen isgaarsiinta ayaa waxa lagu sheegay in Ciidamo kale oo Itoobiyaan ah ay ka soo baxayeen xiligaas Magaalada Buur hakaba kuna soo jeedeen Magaalada Baydhaba , dhinaca kale warar ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya Hawgalo ay ka wadeen degaano hoostaga gobolka Baay sidaas darteed isgaarsiinta Hawada looga saaray.

Ciidamada Itoobiya ayaa Hawada ka saara Isgaarsiinta xiliyada Hawlgalada ay sameynayaan kuwaas oo ku sugan degaanada koofurta iyo bartamaha Soomaaliya.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6194
LATEST NEWS