September, 10-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Wasiirka Arrimaha dibada dowladda federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa waraysi uu siiyey wakaalada wararka ee Reuters kaga hadlay dhismaha ciidamada Soomaaliya, Dagaalka Al-shabaab iyo maalgashiga Dalka.

Hadliye ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay sanadihii dambe doonaysay in ay xoojiso tayada iyo tirada ciidamada Soomaaliya, Wuxuu xusay in qorshe loo sameeyey dhismaha ciidamo mideysan oo Soomaaliya yeelato lagana soo xulo dalka

Dalalka Caalamka ku wooda Soomaaliya taageera ayuu ugu baaqay in ay ka gacan siiyaan Dowladda federaalka sidii ay u dhisan lahayd ciidamo Soomaaliyeed oo bedela ciidamada shisheeye ee ku sugan gudaha Soomaaliya ee AMISOM.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6023
LATEST NEWS