September, 04-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Meydadka 10 askari oo Yugaandhees ah oo lagu dilay weerarkii Al-shabaab ay ka geysteen Saldhiga AMISOM ee Degaanka Janaale ayaa loogu qaaday wadanka Yugaandha

Sarkaal u hadlay ciidamada Uganda oo lagu magacaabo Paddy Ankunda ayaa sheegay in jawaab adag Uganda ahaan ka bixin doonaan weerarkii Uganda ciidamada looga laayay ee ay Al-shabab kageysteen Janaale, wuxuuna beeniyay in 50 askari Uganda laga dilay.

Ma aha Markii Ugu Horeysay Ciidamada Amisom dil Soomaaliya loogu geysto islamarkaana Meydadka Ciidamaadsi loo qaado Dalalka u dhasheen.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6273
LATEST NEWS