September, 02-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Raisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Cumar Crashiid ayaa Cambaareeyay Weerarkii shalay ka dhacay Degaanka Jannaale ee gob olka shabeelaha Hoose kaas oo lagu qaaday Xerada Amisom ay ka degan yihiin degaankaasi

Afhayeenka Xukuumadda Federaalka C/Salaan Axmed Caato oo warbaahinta u waramay ayaa sheegay in Raisal Wasaaraha uu aad uga Xumaaday weerarkaasi , isagoona intaasi raaciyay in xukuumadda federaalka qorshheeda uu yahay sidii ay nabad kaga dhalin lahayd Soomaaliya.

Dhinaca kalena Afhayeenka dhinaca Hawgaladaee Xarakada Alshabaab sheikh Cabdi Casiis Abuu Mascab oo weerarkaasi ka hadlayay ayaa sheegay in Weerarkaas uu Jawaab u ahaa Dadkii shacabka ahaa ee Ciidamada Amisom ay ku dileen Magaalada Marka ee Xaruunta gobolka shabeelaha Hoose.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6075
LATEST NEWS