June, 13-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
13 juun 2015

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in dib loo dhigay waqtiga la qaadi lahaa Imtixaannaadka dugsiyada waxbarasho ee gobolka dalka.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradd Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xaamud Cali Xasan, ayaa sheegay in laba maalmood dib loo dhgay qaadista Imtixaanaadka dugsiyada sare ee dalka oo lagu ballan sanaa in la qado maanta oo sabdi ah,balse uibaaqday Arrimo Farsamo, taas oo keentay in dib loo dhigo muddo labo cesho ah.a

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa intaa raaciyay in maalinta isniinta ah oo taariikhdu tahay 15’ka bisha June la qaadi doono Imtixaanaadka midaysan ee Dugsiyada sare ee dalka oo sannadkaan wasaaradda waxbarashada ay qaadayso.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6075
LATEST NEWS