June, 02-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
une 02 2015

Warar lagu qoray Warbaahinta Caalamka iyo Baraha Bulshada ayaa lagu sheegay in Wiil Soomaali ah oo ka Barbar dagaalamayay Kooxda IS uu isku Qarxiyay Dalkaasi Ciraaq.

Wiilkaan Soomaaliga ah ayaa Magaciisa lagu soo gaabiyayAbu Zeyd ayaa la sheegay in uu Kaxaynayay Gaari Taangi ah oo kaas oo isku Qarxiyay Saldhig Ciidan oo ku yaala Magaalada Caasimadda Baqdaad.

Sidoo kale Bayaan ka soo Baxay Kooxda Daacish ayaa lagu sheegay in Wiil Soomaali ah Balse aan la sheegin Dalka uu ka yimid ka hor ku biirista IS uu Isku Qarxiyay Saldhig Ciidan oo ku yaala Magaalada Baqdaad,

Hasse ahatee ma ahan markii ugu horeysay oo Muwaadin Soomaaliyeed uu ku dhinto Dagaalada Kooxda Is ay ka wado Suuriya iyo Ciraaq,iyadoo uu noqonayo Soomaaligii ugu horeeyay oo Isku Qarxiya Dalka Ciraaq.


LASOCO WARARKAAN WIXII KU SOO KORDHO

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6075
LATEST NEWS