April, 27-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Howl galadaani oo ay ka fuliyeen ciidamada booliiska iyo kuwa milateriga xaafado ka mid ah magaalada Johannesburg gaar ahaan xaafadaha ay Soomaalida dagen yihiin ayaa waxaa lagu soo xir xiray ku dhawaad 20 ruux oo Soomaali ah kuwaasi oo loo xiray inta badan sharci la aan iyo kuwa iyagu sharcigooda dhacsan yahay.

Dowladda South Africa ayaa ciidankeedu waxaa ay ku sameynayeen goobaha ganacsiga ee dadka South African ka ah iyo kuwa qaxootiga ay ku leeyihiin dalkaaswaxaana lagu baarayey qoryaha sida sharci la’aanta ah loogu haysto dalka sida ay sheeegayaan saraakiisha ciidamada.

Tan iyo markii rabshadaha looga soo horjeedo dadka ajaanibta ee ku nool dalka South Africa ay ka bilawdeen Wadankaas ayaa dowladda waxaa ay bilaawday baaritaano balaaran si dhibaatooyinka looga hortago ama loo baajiyo kuwa kale oo dhaca.

Xamarradio.com
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6164
LATEST NEWS