April, 01-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Wasiirka Caafimaadka dowladda Federaalka Soomaaliya Xaawa Maxamed Xasan iyo mas’uuliyiin ka socotay dowladda Qadar ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe.

Wafdigan oo si weyn loogu soo dhoweeyay garoonka kubbada cagta ee magaalada Jowhar oo ay ku soo degtay diyaarad Helikabtar ah oo ay saarnaayeen ayaa waxaa ay kulan la yeesheen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobola Sh/dhexe iyo kan degmada Jowhar.

wasirada Caafimadka Xaawa ayaa sheegtay in ujeedada booqashadeeda ay tahay sidii ay ugu kuurgeli lahayn xaalada caafimaad ee ka jira gobolka Sh/dhexe.

Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cali Guudlawe Xuseen ayaa sheegay in uu ku soo dhoweynayo wafdigan heerka wasiir ah magaalada Jowhar uuna ku faraxsan yahay in magaalada Jowhar oo ah magaalo nabaded ay wafdigan soo booqdaan.

1

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

Xamarradio.com

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6075
LATEST NEWS