March, 24-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Dowladda Sacuudiga, ayaa waxay maanta gacan u fidisay dadkii ka soo haray dadkii ku dhaawacmay weerarkii Hotel Central ee Magaalada Xamar.

Laba diyaarad oo Sacuudiga laga lee yahay oo maanta ka cago dhigatay Garoonka Aadan Cadde, ayaa waxaa middi lagu qaaday dadkii ku waxyeeloobay Central Hotel, iyadoo diyaaradda labaadna lagu qaaday dadkii ku dhaawacmay weerarkii Madaxtooyada Magaalada Baydhabo.

Garoonka Aadan Cadde, ayaa waxaa ku sugnaa Masuuliyiin Dowladda Federalka Somaliya ka tirsan, mudadii laga qaadayay dhaawacyada.

Xamarradio.com

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6273
LATEST NEWS