March, 13-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Dadka ku dhaqan deegaano ka tirsan Gobolka Gedo ayaa xilligan waxaa soo wajahay biyo la’aan aad u daran oo saameysay nolosha dadka iyo duunyada.

Deegaanada ugu daran ee biyo la’aanta laga dareemay maalmahii ugu dambeeyey ayaa waxaa ka mid ah Faafax dhuun, Geriley, Takar, Cawsquran, Daarasalaam iyo Caasha cad.

Ma ahan markii ugu horeysay ee Biyo la’aan noocani oo kale ah laga soo sheego deeganadan u dhaxeeya degmooyinka Baardheere iyo Ceelwaaq oo inta badan sanad weliba bilowga xilliga jilaalka dadka iyo dunyaduba ay la soo deristo biyo la’aan aad u daran.

Xamarradio.com

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6200
LATEST NEWS