March, 12-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay dalka Masar.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde waxaa ku sii sagootay wasiirro, xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda.

Afhayeenka madaxtooyada Daa’uud Aweys ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya lagu casuumay shir looga hadlayo arrimaha dhaqaalaha oo ka dhicidoona magaalada Sharma-sheekh ee dalka Masar.

Wuxuu intaa ku daray in madaxweynahe Xasan Sheekh uu kulamo la qaadan doono madaxda carabta ee ka qeybgaleysa shirka horumarinta dhaqaalaha ee ka furmidoona Masar.

Xamarradio.com

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6242
LATEST NEWS