March, 12-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in qaraxyo iyo rasaas laga maqlayo Gudaha magaalada Baydhabo.

Sida ay sheegayaan wararka weerarka ayaa ku bilowday qarax aad u xooganaa, iyadoo rasaas ay xigtay, dad ku sugan Baydhabo ayaa inoo xaqiijiyay inay maqlayaan rasaas ka dhacaysa dhinaca Gudaha Magaalada.

Wararka qaar ayaa sheegaya in xilligii weerarka dhacayay uu gudaha xarunta ku jiray Mas'uulka Ugo Sareeya Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo xubno ka tirsan Maamulkiisa.

Xamarradio.com


COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6164
LATEST NEWS