March, 06-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Degmada Guriceel ee gobalka Galgaduud waxaa dib ugu soo laabanaya qaar ka mid ah Qoysaskii dhawaan ka barakacay dagaalladii halkaasi ka dhacay, ka dib heshiis la wada gaaray.

Gudoomiye ku xigeenka degmadaasi Cabdullaahi Warsame Faarax ayaa sheegay in xaaladda degmada ay degan tahay, dadkana ay bilaabeen in guryahooda ay dib ugu soo laabtaan.

Shalay waxaa degmada Guriceel ee gobalka Gal-gaduud ka dhacay heshiis ay wada gaareen dowladda Federaalka iyo Ahlu-sunna Waljameeca, ka dib dagaal maalmo badan ka dhacay degmadaasi.

Xamarradio.com

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5987
LATEST NEWS