March, 06-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar ayaa sheegtay in aan loo dulqaadan doonin tacadiyada haweenka loo geysto, iyadoo hadalkan jeedisay xilli loo diyaar garoobay munaasabada maalinta haweenka.

Wasiiradda oo sii hadleysay ayaa tiri “Soomaalidu waa dad aad u ixtiraama dumarka oo dhaqan ahaan iyo diin ahaanba falalka tacadiyada ay ahaayeen kuwo bulshada meel uga soo wada jeesato, hase yeeshee dad yar oo kooban ayaa caadeystay inay dumarkeena xumeeyaan, taasna ma aha mid aan aqbali karno.

Wasiir Sahra ayaa ugu danbeystii ku soo gabogabeysey hadalkeeda “Dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan haweenka waxaan ugu baaqayaa inay doorkooda muhiimka ah ka qaataan sidii bulshada looga wacyi gelin lahaa dhibaatooyinka tacadiyada si aan u wada gaarno heer loo wada joojiyo dhammaan tacadiyada loo geysto muwaadiniinta Soomaaliyeed. “

Xamarradio.com

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6164
LATEST NEWS