February, 21-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Madax kale oo ka socota dhulalka looga hadlo afka Soomaaliga ayaa ka qeyb galaya munaasabad ka socota Hotelka City Palace, iyadoo munaasabadan lagu maamusayo maalinta Afka Hooyo.

Munaasabadan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, ayaa lagu soo bandhigay dhaqanka Soomaaliya, dalagyagada ka soo baxa dalka iyo hidaha iyo dhaqanka, waxaana calanka Jabuuti lagu xardhay goobta ay ka socotay munaasabada.

Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha Jabuuti iyo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa labadaba dhagax dhigay xarunta cusub ee Akadeemiyad Goboleedka Afka oo laga hirgelin doono degmada Shingaani, waxaana labada Madaxweyne ay sheegeen in muhiim tahay in la dhowro dhaqanka iyo afka Hooyo.


20150221_113856_resized-1024x576

20150221_113624_resized-1024x576


20150221_113707_resized-1024x576


20150221_113824_resized-1024x576


20150221_113859_resized-1024x576

Xamarradio.com

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6242
LATEST NEWS