February, 17-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saakay dalka dib ugu soo laabtay, kaddib safar dibadda ah oo uu ku maaqnaa maalmihii la soo dhaafay. Guddoomiyaha baarlamaanka mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda ayaa garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde ku soo dhaweeyay madaxweynaha, isagoo si nabad ah ku tagay xarunta madaxtooyada.
Xamarradio.com
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6279
LATEST NEWS