February, 13-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay bankiyada dalkeeda oo joojiyay lacagihii ay Soomaalida dalkaasi u driayeen eheladooda ku nool dalka gudihiisa.

Afhayeenka waaxda arrimaha dibadda Mareykanka Mss. Jen Psaki oo shir jaraa’id ku qabatay magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay inay aad uga welwelsan yihiin joojinta lacagihii Soomaaliya loo dirayay.

Haweeneydaan ayaa waxay kaloo sheegtay in dowladda Mareykanka bilaabeyso dadaallo dib loogu fasaxayo Soomaalida dalkaasi ku nool inay eheladooda u dirsadaan lacagaha biilka ah oo ay ku nool yihiin malaayiin qoys oo dalka gudihiisa ku sugan.

Xamarradio.com


COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5872
LATEST NEWS