February, 11-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa ku tilmamay dagaalada ka dhacay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud kuwa nasiib daro ah.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku baaqay in wada hadal lagu xaliyo colaada labada dhinac u dhaxeeysa, iyadoo xilligaan shacabka Soomaaliyeed iyo dowladdana ay dadaal ugu jiraan sidii Al-Shabaab looga saari lahaa gobolada dalka, sida war saxaafadeedka lagu yiri.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuumaddu baaritaan ku samayn doonto cidii ka danbeysay dagaalka lagulana xisaabtami doono cid waliba oo dagaalkaas lug ku yeelata.

Xamarradio.com

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6000
LATEST NEWS