February, 05-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Wasiirka magacaaban ee Difaaca soomaaliya Mudane C.qaadir Sh Cali Diini oo muddoyinkii ugu dambeeyay ku noolaa dalka Mareykanka ayaa maanta lagu soo dhaweeyay garoonka Diryaaradaha Aadan Cadde Ee Magaalada Xamar.

Mudane C.qaadir Sh Cali Diini Waxaa Garoonka ku soo dhaweyay Saraakiil Ciidan iyo Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya kuwaas oo ay kamid ahaayeen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka.

R.wasaaraha Soomaaliya ayaa dhawaan C.qaadir Sh Cali Diini oo ahaa tiliyihii ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed u magacaabay Wasiirka Difaaca isagoo kamid ah taliyaashii ugu firfircoonaa ee soomaray Xoogga dalka Soomaaliyeed.

.

1

2

3

4

5

6

7

Xamarradio.com

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6200
LATEST NEWS