February, 10-2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Hamablayo dhalashoWaxaa Hambalyo U direeynaa inaga oo kala ah Hooyo Maano Ahmed Affi. Aabo Cabdullahi Caluuke.Qadro Mohamed Salaad.Maryan Mohamed. Reer ahmed Mohamed Ali. Ahmadeey Iyo Caruurtiisa Reer Cabdala Mohamed Iyo Caruurtiisa. Reer C/qaadir mohamed Mumin.Faadimiina muse Ali .iyo seeygeeda Salah Maaxi sokorow. Maryan Muse Ali iyo caruurteeda Hamdi Ibrahim iyo carrurteeda Mohamed Yare . Yusuf Garmaqaate. Ahmed Gaabow iyo Xabiibo Mohamed Ereg Dadkaas oo Ku kala nool Atlanta Minneapolis Nashville Iyo Australia Waxeey Hambalyo U Dirayaan Saciid Muse Ali Iyo Sahro C/laahi Caluuke oo wiil ugu dhashey Dekalb Hospital Atlanta Ga Taariikhdu Markeey Aheeyd Feb 8 2013 Wiil Kaas oo loobixiyey Khalid waxaan leenahay soo bar baar Inagana hadaan nahay bahda xamar radio waxaan leenahay Hambalyo
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5873
LATEST NEWS